Maqaallo

Koonfur Galbeed iyo Hirshabeelle oo aan ku laheyn door muuqda Shirkii Garowe

0 Visits: 36 | Sunday May 12, 2019 - 16:40:59
Magaalada Garowe ee Caasimadda maamulka Puntland waxaa guud ahaan kusoo dhamaaday Shir looga hadlaayay Xaaladda Soomaaliya oo ay ka qeyb galeen Madaxda maamul goboleedyadda iyo kuwa dowladda dhexe ee Soomaaliya, kaasoo socday Muddo 10 maalmood ah.

Read More »

Garowe: Lafta Gareen oo aan soo hadal qaadin qadiyada Dowlad G. Koonfur Galbeed

0 Visits: 188 | Tuesday May 07, 2019 - 14:24:10
Madaxda Dowlad Goboleedyadda ku shiraya magaalada Garowe ayaa waxa ay dhamaantood soo bandhigeen danaha iyo caqabada hortagan degaanadooda gaar ahaan dhibaatada ay ka sheeganayaan Dowlada Dhexe.

Read More »

Mary Harper Oo Cabasho ka muujisay Wacitaan Al shabaab aay ku dhibeen

0 Visits: 123 | Sunday April 21, 2019 - 13:32:23
Tafaftiraha BBC-da qeybteeda Afrika Mary Harper ayaa sheegtay in marka ay Al-shabaab wacaan ama farriin ugu diraan Emailkeeda ay qarracanto.

Read More »

United Nations 2nd headquarter in Geneva was hold the first designated Somali-Maay-Swiss conference,

0 Visits: 141 | Sunday April 14, 2019 - 09:21:53
United Nations 2nd headquarter in Geneva was hold the first designated Somali-Maay-Swiss conference, which all Southern Somalia diaspora attended an authentic time to partake the significant agenda of the long time waited session. Southern Somalia outsiders' Maay speaking people met there to generate…

Read More »

SAWIRO: GENEVA OO LAGU DHISAYO JAALIYADDA SOMALI-MAAY-SWISS

0 Visits: 140 | Sunday April 14, 2019 - 08:47:04
fasaskii siyaasadeed ee dalku ka dhacay fidmooyiinkay abuureen wuxu firadu duushay fulkaanooyiinkii qarxay firirkoodu faylasha gooyay faagatadu fujaasadii 1961-kii iyo, fookankii 1967-kii iyo, faranfardayntii 1969-kii iyo, fasahaadkii 1991-kii iyo, falaxfalaxdii 1992-kii iyo, finiish iyo finaashtii…

Read More »

ISLAMIC INTERPRETERS NARRATING ABOUT MIRAJ NIGHT IN SWITZERLAND!!

0 Visits: 185 | Sunday April 07, 2019 - 07:42:18
This night, after he led prayer for many apostles including obidient angels at Jerusalem mosque in Palestine, the prophet peace be upon him was flown to the most upper universes, where he was shown the greater miracles and powers of Allah.

Read More »

DAAWO:-SHINTIRSIGA TAARIIKHDA SAFARKA RASUULKA EE SAMAAWAADKO LAGU QABTAY DALKA SWITZERLAND!!

0 Visits: 107 | Sunday April 07, 2019 - 07:18:26
Taxanaha taariikhda taxan nusuusaha iyo addillooyinka suquuqulku aanu ku jirin culimada ku dhaadata diinta Islaamka aadna u weelaysa amarada samaawaadka ugub ambiyada loo soo mariyay maqluuqa aadmigu u horeeyo iyo dadka u dhugtayeesha waxyigu oo u jidbaysan dhagaysiga safarkii ugu dheeraa bini aadam…

Read More »

SOMALI COMMUNITY IN CANTON GRAUBUNDEN UNCOVERING AN OFFICIAL HILARIOUS CULTURAL INTRODUCTION CEREMONY!!

0 Visits: 208 | Sunday March 03, 2019 - 01:01:18
A laudable well-organized hilarious wide ceremonial cultural introduction has been held at Chur city in eastern Swiss confederal country by Somali community soon before an hour.

Read More »

KANTON GRAUBÙNDEN SOMALISCHE-VEREIN TRIFT SICH CHUR OSTSCHWEIZ!!

0 Visits: 287 | Sunday March 03, 2019 - 00:54:46
Eine wùnder schòne und sehr organizierte kulturelle und kennen-lernen Party wurde verabstaltet in Chur von Somalische-Verein in Kanton Graubùnden Ostschweiz.

Read More »

MAGAALADA CHUR OO KITAABADEEDI SOOMAALINIMADA LA SOO BAMBAXDAY LAAKIIN!!

0 Visits: 242 | Saturday March 02, 2019 - 23:22:27
Faldhiggeedu xaflad aan lagu fududaan aad looga fiirsaday farsamooyin xooggan iyo falluusyo badan lagu baxshay heerkeeduna yahay kii ugu sareeyay nuuceeda taariikhda inta la ogyahay ayaa si toos ah loogu dhigay xarun-goboleedka Chur ee gobolka ugu wayn dalka Switzerland magaciisu yahay Graubunden kaasoona…

Read More »

Aqriso: Warbixin Kusaabsan Xaalada Degmada Diinsoor Ee Gobolka Baay

0 Visits: 263 | Friday February 15, 2019 - 22:51:43
Degmada diinsoor waxay ka mid tahay degmooyinka katirsan gobolka baay ee koonfur galbeed soomaaliya' waxayna kamid tahay degmooyinka xiligaani ugodoonsan kooxda al shabaab oo dhibaato kuhayaan dadka ku nool degmada iyo degaanada kale.

Read More »

Wadooyinka magaalada Muqdisho oo halis ugu jira inay gebi ahaan burburaan

0 Visits: 310 | Monday November 12, 2018 - 20:56:46
Qaar kamid ah dhismayaasha Laamiyadda cusub ee laga hergeliyay magaalada Muqdisho ayaa halis ugu jira inay burburaan, iyadoo qaarkood ay ka sameysmeen gododo waayeen oo sii weynaan kara.

Read More »

Imisa Weerar Ayey Sanadkan Mareykanku u Geysteen Al-shabaab?

0 Visits: 209 | Sunday November 11, 2018 - 14:45:26
Weerrada ay Mareykanku qaadaan ee ka dhanka ah xarakada Al-shabaab ayaa la sheegayaa inay sii badanayaan iyada oo aaney taasi hoos u dhigin awooddii kooxda.

Read More »

Shariif Xasan iyo Siyaasadda Somalia,(FALANQEYN)

0 Visits: 3053 | Saturday November 10, 2018 - 00:39:01
Dad fara badan oo la socda Siyaasadda Soomaaliya waxay yaqaannaan Shariif Xasan Sheekh Aadan, mararka qaarna waxaa la yiraahdaa waa mid ka mid ah siyaasiyiinta ugu xariifsan, balse hadda su'aasha la is weydiinayo ayaa ah 'ma soo idlaadeen waayihiisii?

Read More »

Maxaa ay yihiin Siraha Ka Qarsoon ee Ku Jira Kulanka Gonder?

0 Visits: 360 | Saturday November 10, 2018 - 00:25:58
Kulanka Goondhar ee Abiye abaabulay Asiyaasna fikirkiisa leeyahay Farmaajo lagu buuxsaday waxuu daaran yahay ka hoos guurida Shacabka iyo Xukuumada Jabuti.

Read More »

Sawirro:-Muqtaar Roobow oo taagero weyn loogu muujiyay Xaflad Baydhabo ka dhacday!

0 Visits: 2994 | Friday November 09, 2018 - 20:25:01
Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay laguna taagerayay Musharaxi ugu horeeyay ee shahaado musharaxnimo qaatay Muqtaar Roobow Cali ayaa ka dhacday Magaalada Baydhabo.

Read More »

Aqoonyahanno Soo Saaray Baaq Ku Aadan Faraggelinta Ay DF Ku Heyso Doorashada Koonfur Galbeed

0 Visits: 399 | Thursday November 08, 2018 - 11:46:42
Aqoonyahanno ka kooban 24 xubnood ayaa soo saaray baaq ku aadan faraggelinta dowladda federaalka ah ku heyso doorashada koonfur galbeed.

Read More »

Nin labo bil kaddib aaskiisii ku soo laabtay Reerkii uu ka dhintay!.

0 Visits: 341 | Wednesday November 07, 2018 - 13:19:49
Aigali Supugaliev, oo 63 jir ah, ayaa la la'aa labo bilood,kaddibna Reerkiisa ayaa Tacsi u dhigay,waxaa la waayay Bishii July ee sanadkan 9keedii.

Read More »

5 Sabab Oo Lagu Dooran Karo Ilhaan Cumar

0 Visits: 280 | Tuesday November 06, 2018 - 13:22:25
Ilhaan Cumar, oo ah gabar Soomaaliya Mareykan ah ayaa qarka u saaran inay maanta noqoto gabadhii 2aad ee Muslim ah oo ka mid noqota congress-ka Mareykanka iyo qofkii ugu horeeyey ee ka soo-jeeda Soomaali ah oo xilkaas loo doorto.

Read More »

Doorashada Farmaajo Kadib, Shaqaalaha Rayidka Ee Dowladda Weli waa Tiradii uu Ka Tagay Xasan Sheekh!

0 Visits: 324 | Friday November 02, 2018 - 16:43:21
Miisaaniyadda cusub ee xukuumadda federaalka Soomaaliya u ansixisay sanadka 2019-ka waa US$ 340,060149, ilaa 94 milyan oo dolar ayaa ku siyaaday miisaaniyadda wixii ka dambeeyey doorashada madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo ee February 8, 2017.

Read More »

Site Designed & Developed by Ileys Inc