Share with your friends via email

Farmaajo iyo fahad Yaasiin Oo Ka Wada Hadley Argagaxin Muqdisho & Siyaasiinteeda

Kulan albaabada u xirnaa oo caawa yeesheen Mohamed Abdullahi farmaajo & Fahad Yaasiin ayaa waxay ka wada hadleen sidii Muqdisho mar dhow looga bilaabi lahaa aragagixin siyaasiyiinta iyo shacabka reer Muqdisho.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip