Share with your friends via email

Al Shabaab oo Goob Fagaare ah ku toogatay Sadex qof (Akhriso Magacyada)

Dagaalyahanada Al Shabaab ayaa fagaare kuyaala deegaanka Buq Aqable ee gobolka Hiiraan ku toogatay sadex nin oo ay ku eedeeyeen in ay katirsanaayeen dowlada federaalka Soomaaliya.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip