Share with your friends via email

SAADAQ JOON OO XALAY GURYAHOODA KALA BAXAY DHALINYARADII BAJAAJLAYAASHA MUQDISHO ?

Waxaa la xiray inta badan dadkii ugu fir fircoonaa dhalinyarada Bajaajta ku xamaalata ee Muqdisho. Ciidan aad u hubeysan oo wajiga soo xirtay ayaa tagay dhowr xaafadood oo ku yaala Muqdisho waxaana ay la baxeen dhalinyaro.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip