Share with your friends via email

Wadooyinka magaalada Muqdisho oo halis ugu jira inay gebi ahaan burburaan

Qaar kamid ah dhismayaasha Laamiyadda cusub ee laga hergeliyay magaalada Muqdisho ayaa halis ugu jira inay burburaan, iyadoo qaarkood ay ka sameysmeen gododo waayeen oo sii weynaan kara.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip