Share with your friends via email

DF Somalia oo dib u soo celineysa xiriirkii Imaaraadka,War-saxaafadeed

War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya aya lagu sheegay in dowladda Soomaaliya ay ka shaqeyneyso sidii xiriirka dowladaha Soomaaliya iyo Imaaraadka lagu soo celin lahaa loona xallin lahaa ismaan dhaafka labada dowladood.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip