Share with your friends via email

Saddex koox oo iska kaashanaya kacdoonka ka dhanka ah Guuleed

Qaar ka mid ah xildhibaanada baarlamanka Galmudug oo horey u sheegay inay xilka ka qaadeen madaxweyne Cabdikariim Guuleed ayaa soo saaray warqad ay sheegeen inay ku qoran yihiin “Guddiga doorashada madaxweynaha cusub ee Galmudug”.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip