Masuul si weyn ula soo shaqeeyey Ex-Raisul Wasaare Khayre oo xilka Wareejiyey

0
Tuesday July 28, 2020 - 21:55:51 in Wararka by Warqabadka Koonfurta soomaaliya
  • Visits: 234
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Masuul si weyn ula soo shaqeeyey Ex-Raisul Wasaare Khayre oo xilka Wareejiyey

    Xoghayaha Joogtada cusub ee Xafiiska Ra'isul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Cabdirisaak Xuseen Aaden ayaa maanta si rasmi ah xilkiisa ula wareegay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xoghayaha Joogtada cusub ee Xafiiska Ra'isul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Cabdirisaak Xuseen Aaden ayaa maanta si rasmi ah xilkiisa ula wareegay

Munaasabad kooban oo loo qabatay waxaa sidoo kale ka qeyb-galay Sii-hayaha wasiiru-dowlaha xafiiska Ra’isul Wasaaraha xukumadda federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi xaamud.

Sii-hayaha Ra’isul Wasaaraha Xukuumada federaalka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxemed Guuleed (Qadar) ayaa 25-kii bishan xoghayaha joogtada ee Xafiiskiisa u magacaabay inuu noqdo Cabdirisaaq Xuseen Aadan, isagoo xilkana ka qaaday xoghayihii hore Axmed Nuur oo ahaa masuul si weyn ula soo shaqeeyey sanadahan dambe RW hore Xasan Cali Khayre.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by Ileys Inc