Maxaa Kasoo Baxey Kulankii Framaajo, Kheyre iyo Labada Gudoomiye ee Maanta

0
Friday May 29, 2020 - 18:41:15 in Wararka by Warqabadka Koonfurta soomaaliya
  • Visits: 186
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxaa Kasoo Baxey Kulankii Framaajo, Kheyre iyo Labada Gudoomiye ee Maanta

    Waxaa manta kulan yeeshey Gudoomiyaasha Mursal , Abdi xaashi, xasan cali kheyre iyo Farmaajo waxaana lagui heshiiyey inaaney suuragal aheyn in doorasho la qabto, sababtoio ah ayaa lagu yiri Xaliimo yerey ma hadli doonto waayo waxaa loo diideyy laca

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa manta kulan yeeshey Gudoomiyaasha Mursal , Abdi xaashi, xasan cali kheyre iyo Farmaajo waxaana lagui heshiiyey inaaney suuragal aheyn in doorasho la qabto, sababtoio ah ayaa lagu yiri Xaliimo yerey ma hadli doonto waayo waxaa loo diideyy lacagihii lagu qaban lahaa doorashada oo ay diideen Mareykanka iyo Dowlada Ingriiska sidoo kale International patenor ka guud ahaan .

Hadaba hadii lacagtii doorashada lagu qaban lahaa aanu weyney suuragfal ma ahan inaan isku mashquulino ayey dhaheen inaanuu doorasho qabano, ee labadiina gudoomiye yeela waxaan idin fareyno indakana dan ayey idin tahay.

Mursal iyo Abdi xaashi ayaa waxaa laga gadey manta in ay arinkaa kazoo gadaan xildhibaanada oo ay ka dhaadhiciyaan maadaama aan lacag jirin in  mudo kordhin labo sano ah ay sameysanayaan !.

Waxaa lagu dhahay hadii  xiligii doorashada lagaaro oo soo jeedintaana ay Mucaaradka, Jubbaland iyo Puntaland ay ka hor imaadaan oo la mari waayo, wuxuu Farmaajo xilka ku wareejinaa Mursal kadib ayaa odoyaashii saxiixiyaasha ahaa 136 odey  ayadoo la kaashanaya waxaa la dooran doonaa Madaxweyne oo hadana farkale yiri farmaajo anaa ah musharax!


Farmaajo iyo Xasan Ali Kheyre ayaa waxay dhaheen Gudoomiyaal isbuucaan dhexdiisa waxaa idin soo gaaraya lacago aad ku kala daadineysaan Xildhibaanda  wixii aad kari weysaana waxaa lagu dhahay la shaqeeya Fahad Yaasiiniyo Kulane Jiis ayagaa ka howl galayee



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by Ileys Inc