Dowladda Somalia oo Mishiinada Ogsijiinka & qalab kale gaarsiisay Jubbaland

0
Friday May 29, 2020 - 16:25:03 in Wararka by Warqabadka Koonfurta soomaaliya
  • Visits: 181
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dowladda Somalia oo Mishiinada Ogsijiinka & qalab kale gaarsiisay Jubbaland

    Mas'uuliyiin ka socday Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ay horkaceysay Wasaaradda Caafimaadka Federaalka ayaa waxa ay maanta gaarsiisay Maamulka Jubbaland (Kismaayo) agab caafimaad oo loogu talagalay latacaalida iyo xakameynta caabuqa cudurka C

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mas'uuliyiin ka socday Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ay horkaceysay Wasaaradda Caafimaadka Federaalka ayaa waxa ay maanta gaarsiisay Maamulka Jubbaland (Kismaayo) agab caafimaad oo loogu talagalay latacaalida iyo xakameynta caabuqa cudurka COVID-19

Agabkan ayaa isugu jira qalabka looga hortaggo caabuqa, Neefsiiye iyo qalabka lagu baaro caabuqa.

Sidoo kale masuuliyiinta ayaa kormeer ku sameeyay xarunta lagu xanaaneeyo dadka qaba caabuqa COVID-19.

Wasaarada caafimaadka ayaa sidoo kale maalmo ka hor qalab caafimaad gaarsiisay Degmada Cadaado oo dad badan uu ku soo ritay cudurkan, qaarkoodna ay u dhinteen, AAWEY XAQII KOONFURGALBEED


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by Ileys Inc