Xog uu shaaciyey General Cabdalla Oo Fadeexad Ku Ah Nabad Sugida Qaranka

0
Thursday May 28, 2020 - 02:27:20 in Wararka by Warqabadka Koonfurta soomaaliya
  • Visits: 374
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xog uu shaaciyey General Cabdalla Oo Fadeexad Ku Ah Nabad Sugida Qaranka

    Taliye ku xigeenkii hore ee Hay'ada Nabad sugida iyo Sirdoonka Soomaaliya Cabdalla Cabdalla Maxamed oo Dowladda Soomaaliya ka riftay garaadaha kana eresay shaqada NISA ayaa sheegay in godka Jillicow ee Magaallada Muqdisho ay ku xiranyihiin Maxaa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliye ku xigeenkii hore ee Hay'ada Nabad sugida iyo Sirdoonka Soomaaliya Cabdalla Cabdalla Maxamed oo Dowladda Soomaaliya ka riftay garaadaha kana eresay shaqada NISA ayaa sheegay in godka Jillicow ee Magaallada Muqdisho ay ku xiranyihiin Maxaabiis kor u dhaafaysa 120 qof oo ay qaarkood halkaasi ku dhinteen sida uu hadalka u dhigay.
Waxa uu sheegay in gudka Jillicow ay dhawaan ku dhinteen 2 qof oo halkaasi ku xirnaa,sidoo kalana ay halkaasi ku xiranyihiin in ka badan 120 qof oo u badan dhilinyari wax ku qortay baraha Bulshada si uu hadalka u dhigay.

Dawlada Madaxweyne Farmaajo hogaamiyo hore waxay usheegtay in la xiray oo Maxaabiistii la geyn jiray la joojiyey Xabsiga Godka Jilicoow.

Xogtaan uu General Cabdalla Cabdalla soo banaan bixiyey ayaa weli waxaan ka jawaabin Taliska Nabad sugida Qaranka Soomaaliyeed.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by Ileys Inc