
SHIRKA GUDIGA JOOGTADA AH EE KA SOCDA VILLA HARGEYSA
Gudigga Joogtada ah ee Golaha Shacabka oo markii ugu horeeyey Muddo ka badan 10 bilood hada Shir ku leh Xaruunta Villa Hargeysa.
AJENDAHA Waxaa ugu muhiimsan Qodobka ka looga hadlaaya Ay diyaar garowga Hor imaanshaha BFS Labadiisa Gole Guddiga Madax banaan ee Doorashooyinka Qaran oo loo balansanaa 27-ka bishaan oo maalinta Arbacada ah!
Sida aar Warka ku helaayo Villa Somalia ayaa isku dayreysa in Gudigga Xaliima Yareey aaney hor tagin Fadhiga Guud ee Labada Gole, Lakiin Keliya ay hor tagto Gudiyada Joogtada ee Golaha Shacabka iyo kan Aqalka Sare!
SHIRKA GUDIGA JOOGTADA AH EE KA SOCDA VILLA HARGEYSA
Gudigga Joogtada ah ee Golaha Shacabka oo markii ugu horeeyey Muddo ka badan 10 bilood hada Shir ku leh Xaruunta Villa Hargeysa.