amaandhoorey.com
  • Home
  • About Us
  • Wararka
  • Diinta
    • Tafsiir
    • Subac
    • Siiro
    • Muxaadaro
  • Macluumaad-ka DM
    • Taariikhda DM
    • Abtirsiimaha DM
    • Dhulka DM
    • Halyeeyaashii DM
    • Maahmaahyada DM
    • Saldanooyinka DM
  • Maqaallo
  • Video Updates
  • Links
  • Wareysiyo
  • Contact Us
Shamey Telecom
ILEYS INC
 

Jubbaland oo soo saartay go'aan ka careysiinaya Wasiir Goodax Barre

0
Monday May 25, 2020 - 12:51:30 in Wararka by Warqabadka Koonfurta soomaaliya
  • Visits: 890
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Jubbaland oo soo saartay go'aan ka careysiinaya Wasiir Goodax Barre

    Wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare ee dowlad goboleedka Jubbaland ayaa Maanta shaacisay wakhtiga lagalaayo imtixaanka shahaadiga ah ee Iskuulada ku yaalla deegaannada Maamulkaas.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus
    Share

Wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare ee dowlad goboleedka Jubbaland ayaa Maanta shaacisay wakhtiga lagalaayo imtixaanka shahaadiga ah ee Iskuulada ku yaalla deegaannada Maamulkaas.
Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Waxbarashada ayaa lagu sheegay in dib loo dhigay wakhtiga la qadaayo imtixanaadka shahaadiga ah ee dugsiyada sare iyo hoose,kaas oo ku beegnaa 6-da bisha June.

Wasaaradda Qoraalkeeda waxaa ay ku shaacisay in imtixanaadka shahaadiga ah ee dugsiyada sare iyo hoose ee deegaannada Jubbaland la galayo 11/7/2020.


 
 
 
 
 
 
287,844FansLIKE
 
232FollowersFOLLOW
 
0SubscribersSUBSCRIBE

 

 
 

  • No Comments yet...

  • Print
  • Send to your friend


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Featured Video
Heestiii Koonfur Soomaaliya Fanaanadda Qaranka Xaawo Xarago Ka Qaaday Shirwaynihii Geneva
Facebook
 
 
Featured

Gabadhii isku qarxisay Xarunta G/Banaadir sarkaal xariir kala dhaxeeyay oo la kashifay

Caqabada ugu weyn ee haysata Dowladda Fedaralka Somalia.waa saraakiil si qarsoodiya ula shaqeeya kooxaha Argagaxisada kuwaasi oo ku milmay Hay'adaha amniga waana halis ka daran kuwa muuqda ee lala daga

04/11/2019 - 06:06:04

XAFLAD SIYAASADDA KA BAXSAN OO LAGU QABTAY ZURICH SWITZERLAND!!

Xafladdan isku raranta ahayd siyaasadda ka baxsan oo lagu qabtay magaalada Zurich xarunta ganacsiga dalka Switzerland ayaa lagu soo dhowayay mid ka mid ah saraakiisha dowlladda federaalka Soomaaliya oo taba

03/11/2019 - 14:31:57

BOOQASHO LABA SULDAAN OO ISKA SOO HORJEEDA SULDFAQI oo Berito ku wajahan Degmada Baraawa

Suldaan Faqi Sulsaan Saciid oo ah Suldaanka Saxda ah oo ay isku raacsanyihiin dhamaan Beellaha Tuni Shan-gamaas iyadoo muda Shan(5) sanadood ah Suldaanka ay hortaagnaayeen Madaxweeynihii hore Shariif Xasan

01/11/2019 - 19:21:57

XAFLAD DIINI AH OO LAGU QABTAY MAGAALADA ZURICH DALKA SWITZERLAND LAAKIIN!!

Qaadirku siduu qorsheeyay qararka ka yimid samada 14 qarni kahor risaalada dunidu ku kala socoto aakhirana doonta badbaadadu tahay risaala-sidihii u damneeyay Maxamed Ibni C/LLaahi Ibnu Mudhalib Ibnu Haashi

27/10/2019 - 02:49:01

MARWO XALIIMO JAYLAANI FICILKEEDA SANBAA CADDEEYAY INAY GAARIYAD JBM TAHAY LAAKIIN!!

Hubqaadka san diinta Islaamku ka muuqanayso iyo aadaab u hadalka codkarnimadu ku dheehan tahay laga haybaysto hanaankeeda suuban ku seemaalan kartida iyo dadnimada damiirta nool ee ku jirta kolka laga yimaa

24/10/2019 - 04:14:42

WARARKII MILATARIGA MAAYLAND IYO FEDERAALKA SOOMAALIYA LAAKIIN!!

Sida aan horaanba idiin kugu soo gudbin jirnay siraha milatariga federaalka Soomaaliya, waxaa haatan la magacaabay jagooyinkii banaanaa ciidanka.

23/10/2019 - 05:53:00

21-KA OKTOOBAR DHAQAMADII AFWAYNE IYO WIXII DHACAYNA WAA DHALIIL QORAN LAAKIIN!!

Nin waliba dhaliil waa ka tagey iyo dhaxal awoowgii, habrahaan ka dhuudhuuman jiray dharaar iyo habeenba, dhaanto iyo waalo beeraybaan cabsi u dheeli jiray la igu dhibayaa dhalanteed waxba noogama dhineyn i

21/10/2019 - 06:56:38

Daawo: siduu immigrationka Baydhabo udayacnaa iyo isbadalka muuqda ee lagu sameeyay?

Shacabka Magaalada Baydhabo ee Xarunta KMG u ah Maamulka Koonfur Galbeed Somalia .ayaa soo dhaweeyay addeeega hufan iyo isbedelka lagu sameeyey muuqaalka goobtii hore ee ay ku shaqeyneysay xafiiska Jinsiyad

12/10/2019 - 23:29:02

KORNAYL MAXAMED ROOBLE IYO XILDHIBAAN XASAN MAXAMED IDIRIIS OO SOO GAARAY DALKA SWITZERLAND LAAKIIN!!

Dalka Konfederaalka Switzerland waxaa daqiiqado kahor soo gaaray wafdi culus masuuliyin caan ah ay hoggaaminayaan sida Kornayl Maxamed Shiikh Rooble oo ka mid ahaan jiray saraakiishii ururwaynaha xaqudirirk

07/10/2019 - 22:48:09

XAFLAD DHAQAMADA AFRIKA LAGU SOO BANDHIGAYAY OO DALKA SWITZERLAND LAGU QABTAY LAAKIIN!!

Xafladdan cilmiyaysanayd dhaqamada dadka bariga Afrika lagu soo bandhigayay ayaa lagu qabtay xalay xarunta ganacsiga magaalada Zurich ee waddanka Switzerland, taaso dad farabadan Soomaali iyo iyo ajnabi isu

15/09/2019 - 02:00:36

JINIQAAR OO MAXKAMADDA MILATIRIGA CIIDANKA QALABKA SIDA FEDERAALKA SOOMAALIYA LOOGA YEERAY LAAKIIN!!

Taliyaha ciidanka Danab urur afaraad fadhigiisu yahay garoonka wayn dayuuradaha Bilidoogle gobolka Shabeellaha-Hoose Jamhuuriyadda Barakaysan Ee Maayland gaashaanle Jininaar u dhashay Puntland kuna beesha a

15/09/2019 - 01:47:35

35 FUUSTO SHIDAALKA MILATARIGA QARANKA OO LA DHACAY IYO TALIYE ODAWAA OO FASAXAY SARKAALKII DHACAY LAAKIIN!!

Boodaarintooda iyo buusidda ay buusayaan saraakiisha iyo ciidanka xoogga military dalka u dhashay Maayland, cibarka taagan alaaba xaqiiqda ka jirta daahson wasaaradda gaashaandhigga federaalka Soomaaliya, s

11/09/2019 - 18:35:09

SIDA LOO DAGAYO SARAAKIISHA IYO CIIDANKA MILATARIGA MAAYLAND KU JIRA DOWLLADDA FEDRAALKA SOOMAALIYA LAAKIIN!!

Waa la i dago dabin aasan baa la ii daadinayay, diburooti bay ila doonayaan diin gararadiisi, isha kii dabaa la dareemayaa wuxuu daaranaa, uurdabe Illaah baa daa'ino kaaga daabaqaaya, dunida sidaa u du

01/09/2019 - 15:26:40

SIRAHA MILATARIGA SAGAGARAN SARAAKIISHA IYO CIIDANKA MAAYLAND KA HAYSTA XAFIISKA TALISKA CIIDANKA XOOGGA DALKA FEDERAALKA SOOMAALIYA LAAKIIN!!

Manaabiirta si aynu idiin kugu sheegno mashaqada ka dhex taagtaagan xafiiska taliska ciidanka xoogga oo sida runta ah dhan u iilan dhaca iyo kufsiga dhiigga dadka webiyadu magaca qaranka calanka buluugga la

30/08/2019 - 17:04:17
Follow us on:
Copyright © 2011 - 2021 amaandhoorey.com All Rights Reserved.
Site Designed & Developed by Ileys Inc