FARMAAJO OO XOGHAYAHA XISBIGA NABAR & NAXDIN U MAGACAABEY IBRAAHIM YEROW

0
Monday May 25, 2020 - 03:58:16 in Wararka by Warqabadka Koonfurta soomaaliya
  • Visits: 381
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    FARMAAJO OO XOGHAYAHA XISBIGA NABAR & NAXDIN U MAGACAABEY IBRAAHIM YEROW

    Xildhibaan Ibraahim Yerow iyo Xisbiga Nabar Iyo Naxdin ayaa ilo hoosaadyo aan helayo waxay sheegayaan in ay isku afgarteen in Ibraahim yerow sababo badan been ah uu soo dhoob dhoobo oo mudo kordhin labo sano ah usameeyo maamulka farmaajo kadibna asa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xildhibaan Ibraahim Yerow iyo Xisbiga Nabar Iyo Naxdin ayaa ilo hoosaadyo aan helayo waxay sheegayaan in ay isku afgarteen in Ibraahim yerow sababo badan been ah uu soo dhoob dhoobo oo mudo kordhin labo sano ah usameeyo maamulka farmaajo kadibna asaga waxaa loo magacaabey Xoghayaha Guud ee xisbiga Nabar Iyo Naxdin.
Waxyaabaha kaloo la isku raacey ayaa ah in  Ibraahim yerow mudada 2da sano ah ee mudo kordhinta socoto asaga sii ahaado xoghaya xisbigaasi kadib waxaa loo balan qaadey in laga dhigi doono gudoomiyaha baarlamaanka cusub ee  2021 taasoo ah riyo maalmeed aan soconeynin.

Sdiee loogu kalsoonaan karaa Ibraahim Yerow iyo kuwa la shaqeeya dhamaystirka sharciga doorashooyinka Qaranka?

Soomaalida meelkastoo ay joogto waxaanu hayaa qorsho teamka farmaajo looga baxsan karo oo  muhiim ah


Inshaa alaah berito live kala soco bogeena facebook ee ah




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by Ileys Inc