Xaamud Samraan Al Xuweyti oo ku geeriyooday Muqdisho

0
Sunday May 24, 2020 - 15:52:47 in Wararka by Warqabadka Koonfurta soomaaliya
  • Visits: 342
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xaamud Samraan Al Xuweyti oo ku geeriyooday Muqdisho

    Waxaa saakay xarun caafimaad oo kutaala magaalada Muqdisho ku geeriyooday Safiirkii Jaamacadda Carabta u fadhiyay Soomaaliya .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa saakay xarun caafimaad oo kutaala magaalada Muqdisho ku geeriyooday Safiirkii Jaamacadda Carabta u fadhiyay Soomaaliya . Wararka aan heleyno ayaa sheegaya in Danjire Xaamud Samraan Al Xuweyti uu u geeriyooday xanuun deg deg ah oo kusoo booday.                                                                                                                      Xildhibaano iyo masuuliyiin katirsan dowlada federaalka Soomaaliya ayaa ka tacsiyadeeyay geerida ku timid Safiirka Jaamacada Carabta u joogay magaalada Muqdisho.                                                                                                                                   War Qoraal ah oo kasoo baxay Wasaarada Warfaafinta Soomaaliya ayaa looga tacsiyadeeyay geerida ku timid Danjirihii Jaamacada Carabta u joogay magaalada Muqdisho.                                        


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by Ileys Inc