TACSIYO AY DIRAYAAN DHAMAAN QURBA JOOGTA REER KGS

0
Thursday May 21, 2020 - 17:56:52 in Wararka by Warqabadka Koonfurta soomaaliya
  • Visits: 226
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    TACSIYO AY DIRAYAAN DHAMAAN QURBA JOOGTA REER KGS

    Australia: Dhanbaal tacsiyo ah ayaa waxaa naga soo gaarey Magaalooyin kala duwan ee dalka Australia waxaana Tacsiyadahaasinasoo gaarsiiyey Dr. Aweis Amin Iyo Xaajo Mohamed Mukhtaar Madey Midoobe, waxayna ka tacsiyadeynayaan Geerigii Allaha Unaxriiste

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Australia: Dhanbaal tacsiyo ah ayaa waxaa naga soo gaarey Magaalooyin kala duwan ee dalka Australia waxaana Tacsiyadahaasinasoo gaarsiiyey Dr. Aweis Amin Iyo Xaajo Mohamed Mukhtaar Madey Midoobe, waxayna ka tacsiyadeynayaan Geerigii Allaha Unaxriistee Caalimkii KGS Sheekh Towfiiq waxay leeyiin anagoo ka wakiil ah dhamaan Reer Australia waxaanu leenahay ehelka iyo asxaabta deriska iyo culumada soomaaliyeed Allaa Ya Raxma Sheekheeni Sh. Towfiiq oo maanta baydhabo ku geeriyoodey
Swiss: Dr. Abduulahi Inraahim Amaandhoorey , Xaaji Mohamed Abow, Abdimuuse Mayow ,  Cashar Asxaab kaloo badan oo uu kujiro Gudoomiye Abdinaasir Mayow Waxay Leehiin Sidoo Kale Inaa Li Laah Wa Inaa Ilaahi raajicuun.

Sweden:  Xaaji Mubaarak, Chief Sagaarey, Abwaan Ukaash Sugow, Fartuuna & Duqeeda Ay Luulkey Dhamaan reer Sweden Waxay Leeyihiin Ehelka Qaraabada Marxuum Sh. Towfiiq Inshaa IIlaah Ha U Naxriisto Awoowe, Inshaa Alaah Fil Janah


Savana: Prof: Mohamed Haji Mukhtaar , Bataar, Iyo Eng, ciise hamud waxay leeyihiin KULU NAFSU DAA’IQATUL MOWT Samir Inshaa Allaah

Germany:  Coll Madyare Sh. Mad Roobe, xaaskiisa , Aadan Ibrahim Kunkey, Xasan Mad Idiris dhamaan Jaaliyada reer KGs ayagoo magaca Southwest ku hadlaya waxay leeyihiin Suaasha Qabriga ilaah ha u fududeeyo, horteena allaha cafiyo sheekheena.

London: Mukhtaar macalin I,xaaskiisa Abdirisaaq sh. Muxudiin, muxudiin sh, omar, abwaan Cali shiino, Muniiro shariif,Hodan Queen, Haboon Ali waxay leeyihiin ehelka iyo reerka uu ka baxay xaaji sheikh Towfiiq  Ilaah dembigiisa iyo dembi waalidkiisaba ha cafiyo.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by Ileys Inc