Guuxa xil ka qaadista Kheyre oo sii xoogeystay & Mursal oo cadeeyay sababta

0
Saturday May 16, 2020 - 12:01:35 in Wararka by Warqabadka Koonfurta soomaaliya
  • Visits: 300
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guuxa xil ka qaadista Kheyre oo sii xoogeystay & Mursal oo cadeeyay sababta

    Arrintan ayaa ka sii dartay markii shalay ay dalka dib ugu soo laabteen Guddoomiyeyaasha Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka kuwaas oo mudo ku xayirnaa dalka Turkiga.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Arrintan ayaa ka sii dartay markii shalay ay dalka dib ugu soo laabteen Guddoomiyeyaasha Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka kuwaas oo mudo ku xayirnaa dalka Turkiga.

Xildhibaanada Baarlamaanka ayaa sida wararku ay sheegayaan la horgeyn doonaa mooshin xil ka qaadis ah,kuwaas oo lacago badan lagu siinayo si meesha looga saaro Xasan Cali Kheyre.

Tallabadan ayay madaxtooyada kaga gol leedahay iney ku qanciyo mucaaradka maadama culeys badan ku saarayaan Dowladda in doorashada waqtigeeda ku dhacdo.

Madaxweyne Farmaajo ayaa doonaya inuu mudo kororsi sameeyo si uu u dhammeystiro howlo muhiim ah oo u harsan Dowladiisa,kuwaas oo mudada haatan hartay lagu dhammeyn karin.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by Ileys Inc