Mareykanka oo Ka Hadlay Sababta Loo Hakiyay Duqeymihii Laga Fulin Jiray Soomaaliya

0
Saturday May 16, 2020 - 11:56:08 in Wararka by Warqabadka Koonfurta soomaaliya
  • Visits: 295
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mareykanka oo Ka Hadlay Sababta Loo Hakiyay Duqeymihii Laga Fulin Jiray Soomaaliya

    Wargeyska Stars and Stripes ee ka faallooda arrimaha ciidamadda Mareykanka oo soo xigtay Afhayeen u hadlay AFRICOM ayaa ka hadlay sababaha ay hoos ugu dhaceyn duqeymihii laga fulin jirey gudaha Soomaaliya,kuwaasi oo lagu beegsan jirey Al-shabaab.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wargeyska Stars and Stripes ee ka faallooda arrimaha ciidamadda Mareykanka oo soo xigtay Afhayeen u hadlay AFRICOM ayaa ka hadlay sababaha ay hoos ugu dhaceyn duqeymihii laga fulin jirey gudaha Soomaaliya,kuwaasi oo lagu beegsan jirey Al-shabaab.

"Ayada oo lagu guda jiro xilli roobaadkii, waxaa jiri kara is-beddelo ay samaynayaan Al-Shabaab oo ku saabsan dhaq-dhaqaaqooda guud, mar walba waa jiraa dadaalka, balse mar walba lama helo fursad lagu fuliyo duqeymo, balse maranba ma jirto joojin lagu sameeyey duqeymaha,” ayuu yiri afhayeen Col. Chris Karns.

Mareykanka ayaa sanadkaan 2020-k Soomaaliya ka fuliyay duqeymo gaaraya 43-weerar,waxaana lala beegsaday Saldhigyo Shabaab ay ku sugnaayeen iyo dadka shacab ah.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by Ileys Inc