Maansadii Abaal Laawe

0
Sunday May 10, 2020 - 14:24:26 in Maqaallo by Warqabadka Koonfurta soomaaliya
  • Visits: 455
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maansadii Abaal Laawe

    Abaal hore hadaadan dhigan ma hadhow baad dhihi cafis

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Abaal hore hadaadan dhigan ma hadhow baad dhihi cafis


Umudda qaar aadan u aaba yeelin utintaad yagleeshaa yaad ku eedi
Aminkaad u heelaneyd amiirnimo kuwii kuu camirey waad ilowdey
Abasiiniyaa Amxaaradii cadowgii arliga adiga ehel moodey ka agdhow eega
Caqiido sheegasho maaha camal bey kaa rabtaa waa adigaan ka aradan aqoondii diinta
Akhbaarsidayaasha iyo inta wax qorta afmaalada afqabatey aano kuu taalo waaaye
Isir sifeyn dadban intaa u maleegtey imisaa ciil qabo cuqdudeysan 
Ixsaan iyo arxan hadaadan yeelin intey u dhamaan ujeedkii yadidiladaa
Amin hore ayaan ka eedaamey ku iri ha noqon abaal laawe 
Amni daro waa un sidii adeegyaashaadu waa un kuwii intaad dhigteen waa aarkiifiyo
Ibtilo ruuxii unkuma ku amuumuda aqal mugdi ah illinkiisu asaa garan
Arka joog imisaan ku lahaa inta kuu dhiman is aruuri u towbo keen Allah
Inkiraad waan kugu aqaan allahuma ballaqtu inaan Xaqii kuu iftiinshey


Okash Sugow


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by Ileys Inc