
God dheer ing qodooy hoo qodoony ing dheeraytooy kidhiyaasoony ma oshiidii
Dulmigii loogeystey sheikh mukhtaar roobow cali abuu mansuur iyo wixii lagadhaxaley
Shekh mukhtaar oo ahaa shaqsiga ugu macaquulsanaa musharaxiintii utaagnaa qabashada xilka madaxaweyne ee Kgs ayaa waxaa dulmiyey rag badan oo iskugu jira soomaali iyo ajaaniib
Shekh mukhtaar oo ahaa shaqsiga ugu macaquulsanaa musharaxiintii utaagnaa qabashada xilka madaxaweyne ee Kgs ayaa waxaa dulmiyey rag badan oo iskugu jira soomaali iyo ajaaniib
Dadkii dulmiyey qaarkood waxay sixun ugu geeriyoodeen berdaale oo qaarna ay lugahooda kuwaayeen sida #baaburhalaay sidookale qaarna siyaabo kaladuwan loogu diley baydhabo
Waxaana ka mid ahaa Allah u naxriistee Ex xildhibaan #abdishkuur iyo #cali_marguus sida ookale kuwii hormuudka ka ahaa dabandaabada #mansuur gudoomiyihii hore barlamanka Kgs ee #Sharif_sheekhunaa_maye . wasiirkii amniga #eelaay. wasiirkii Warfaafinta #Ugaas_hassan iyo kuwa kale ayaa kg xilkii kawaayey oo xiligan kubahadilan baydhabo waxaa xusid mudan #caracase inuu ku xayiran yahay D.bardaale
diyaaradii lagu qaadey Sheikh mansuur waxaa ethopia ay ku soorideen D/berdaale .Sidokale ethopiaankii xirey odeyga oo hadana inkirey ayaa maanta waxay isku dayayaan inay inkiraan iyaga oo markii dambe sheegtay oo xiligan ah kuwa kufashilmey howlihii ay ujoogeen soomaaliya
Gebagebadii
Wali waxaa sii dhiman oo isha mansuur sugayaal u ah
#Laftagaren oo howshiisa wadi waayey
#Farmaajo oo madaxtooya ku wareersan
#Khayre oo xukuumadiisa kala dhantaalan
#M_mursal oo dhibane ku ah xaruuntiisa
#Fahad yaasiin siyaasad xumo meel lafadhiyo
iyo intii ku lug laheed
God dheer ha qodin hadaad qodidna hadheereen kudhici doono ma ogidee
W/Q #abdulrahmansiraj
God dheer ing qodooy hoo qodoony ing dheeraytooy kidhiyaasoony ma oshiidii
Dulmigii loogeystey sheikh mukhtaar roobow cali abuu mansuur iyo wixii lagadhaxaley