Degmada Diinsoor ayaa laga Soo Sheegayaa Cabsi Xoogan Caaawa

0
Sunday May 10, 2020 - 00:08:05 in Wararka by Warqabadka Koonfurta soomaaliya
  • Visits: 304
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Degmada Diinsoor ayaa laga Soo Sheegayaa Cabsi Xoogan Caaawa

    Degmada Diinsoor ayaa caawa laga soo waramaya inay ka jirto cabsi xoogan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Degmada Diinsoor ayaa caawa laga soo waramaya inay ka jirto cabsi xoogan.

17 bisha ramadaan oo cawa ku beegan dagaalkii Yoomul beder ilaah ha bad baadiyo dadka soomaaliyeed waxbadan ayaa jiree.

Maamulka Degmada Diinsoor ayaa magangalyo u doontey taliska ciidamada Amisom si ay uga badbaadaan weerarada Qorheysan, LAAKIIN ETHIOPIAN KA WAXBA .

Waxaan xiriiro dhow la sameynay taliyaha ciidamada Daraawiishta Maamulka konfurgalbeed ee degmada diinsoor Taliye shiine Mayow ayaa inoo sheegay inaysan heysan rasaas ay isaga difaacaan cadowga

HAYEEY DOOLIGA


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by Ileys Inc