Axmed Madoobe oo ku wajahan Garoowe ka dib doorashadiisii + Ujeedka

0
Sunday January 05, 2020 - 13:41:09 in Wararka by Warqabadka Koonfurta soomaaliya
  • Visits: 441
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Axmed Madoobe oo ku wajahan Garoowe ka dib doorashadiisii + Ujeedka

    Warar soo baxaya ayaa sheegaya in madaxweynaha dib loo doortay ee Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa la filayaa in maalinta berito ah uu tagayo magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in madaxweynaha dib loo doortay ee Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa la filayaa in maalinta berito ah uu tagayo magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland.
Ilo wareeyo ku dhow Madaxtooyada Jubbaland ayaa waxaa ay sheegeen in laba arrimood uu Axmed Madoobe u tagayo Puntland,kuwaas oo kala ah doorashada soo socota iyo khilaafka dowladda iyo Dowlad Goboleedyada.

Axmed Madoobe ayaa Garoowe kula kulmi doona Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni,iyaga oo ka wada hadli doono arrimo la xiriira doorashooyinka iyo xilliga kala guurka  ah ee Arrimaha siyaasada & khilaafka dowladda iyo Maamulka Jubbaland.


Labada Madaxweyne ee Puntland iyo Jubbaland ayaa bilihii la soo dhaafay xirirkooda waxa uu ahaa mid wanaagsan,iyada oo Madaxweynaha Puntland uu siweyn uga qeyb qaatay xafladii Caleema saarka Axmed Madoobe,kadib markii ay qaadacday dowladda Soomaaliya.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by Ileys Inc