DF oo la faray iney baaritaan ku sameyso sababta Mukhtaar Roobow cuntadii kaga soomay

0
Saturday January 04, 2020 - 12:36:43 in Wararka by Warqabadka Koonfurta soomaaliya
  • Visits: 374
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DF oo la faray iney baaritaan ku sameyso sababta Mukhtaar Roobow cuntadii kaga soomay

    Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa looga baaqay in baaritaan uu ku sameeyo Xaaladda Shiikh Muqtaar Roobow oo Shabaab ka tirsanaan jirey oo la sheegay in uu Cuntadii Ka Soomay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa looga baaqay in baaritaan uu ku sameeyo Xaaladda Shiikh Muqtaar Roobow oo Shabaab ka tirsanaan jirey oo la sheegay in uu Cuntadii Ka Soomay.
Malaaq C/raxmaan Malaaq Shiino oo kamid ah waxgaradka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in ay soo gaartay aqbaarta ku aadan in uu cuntadii  ka soomay Shiikh Muqtaar Roobow.

Waxa uu sheegay in Maamulka koonfur Galbeed Sooomaaliya ee uu hogaamiyo Madaxweyne C/casiis Lafta gareen looga baahan yahay in arintaan u howlgalo,islamarkaana baaritaano lagu sameeyo.

Wararka la xiriira in Cuntadii ka soomay Shiikh Muqtaar roobow ayaa soo baxay todobaadkaan,waxaana arintaas xaqiijiyay qaar kamid ah qoyskiisa oo Muqdisho ku sugan.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by Ileys Inc