Gaari Bas Ka Baxay Mombassa Oo La weeeraray & Dadkii Kenyaanka Qaar Oo La Dilay

0
Thursday January 02, 2020 - 16:55:18 in Wararka by Warqabadka Koonfurta soomaaliya
  • Visits: 379
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gaari Bas Ka Baxay Mombassa Oo La weeeraray & Dadkii Kenyaanka Qaar Oo La Dilay

    Wararka inaga soo gaaraya Dalka Kenya ayaa waxay sheegayaan in Halkaasi weerar uu maanta ka dhacay oo warar dheeraad ah kasoo baxayaan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka inaga soo gaaraya Dalka Kenya ayaa waxay sheegayaan in Halkaasi weerar uu maanta ka dhacay oo warar dheeraad ah kasoo baxayaan.

Weerarkaas waxaa la sheegay in lagu qaaday gaari Bas ah ay la socdeen dad rakaab ah,iyadoo lasoo sheegayo in dableyda hujuumka fulisey ay dileen seddex Qof.

Baabuurka la weeraray ayaa ka yimid Magaalada Mombassa waxaana uu kusii jeeday magaalada lamu oo Xad qeyb kala leh Soomaaliya.

Seddex qof ayaa la sheegay in la dilay oo gaarigaasi la socday,iyadoo ciidamada Amniga ay baaritaan ku hayaan kooxda falka fulisey.


Al Shabaab ayaana loo maleenayaa inay weerarka ka dambeeyeen,maadama sanadkii dhamaaday 2019-kii ay dhowr mar ay beegsadeen gaadiid ay Basas ku jireen oo Gobolka wuqooyi Bari dad inta kala dageen ay dileen oo Masiixiyiin ama inay heysteen Diinta islaamka heysan loo khaarajiyey.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by Ileys Inc