Booliska UK oo baadi goobaya Nin Soomaali ah

0
Tuesday September 10, 2019 - 15:00:37 in Wararka by Warqabadka Koonfurta soomaaliya
  • Visits: 50
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Booliska UK oo baadi goobaya Nin Soomaali ah

    Booliska Magaalada Sheffield ee dalka Ingiriiska ayaa raadinaya Nin Soomaali ah oo lagu magacaabo Cabdi Cali,kaas oo lagu tuhmayo in uu dil geystay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Booliska Magaalada Sheffield ee dalka Ingiriiska ayaa raadinaya Nin Soomaali ah oo lagu magacaabo Cabdi Cali,kaas oo lagu tuhmayo in uu dil geystay.

Cabdi ayey Booliska ku eedeeyeen dil loo geystay Shaun Lyall oo la dilay 18kii july sanadkii hore.

Wargelin ay soo saareen Booliska UK ayey ugu baaqeen in Cabdi oo 29 jir ah ciddii aragta la xiriirto Booliska.

Waxaa ay Boolisku sheegeen in uu midkood ku dhuumaaleysanayo Magaalooyinka kala ah; Sheffield, London, Lancashire, South Yorkshire, Merseyside, Manchester, Milton Keynes, Lincolnshire, iyo  Cleveland.

Booliska ayaa sidoo kale sheegay in Cabdi oo ka soo jeeda Soomaaliya uu halis yaay waxaana ay dadka uga digeen in ay qabashadiisa isku dayaan.

Saraakiisha Amaanka ayaa sheegay in Ninkan uu ku dhuumanayo magaalooyinkaas sare midkood dadkana laga codsanayo in haddii ay arkaan ay la xiriiraan lambarrada gaaban ee Booliska.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by Ileys Inc