DAAWO SHIRKA JARAAID JALIYADA MAYLAND CAMBAAREYEEN

0
Monday June 24, 2019 - 08:58:54 in Wararka by Warqabadka Koonfurta soomaaliya
  • Visits: 404
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DAAWO SHIRKA JARAAID JALIYADA MAYLAND CAMBAAREYEEN

    Caawa waxaa ka dhacay Magaalada Zurich ee waddanka Switzerland shir u dhaxeeyay Jaaliyada Mailanda ee Koonfurta Soomaaliya,madaxda shacabka Koonfur Galbeed Soomaaliya ku matasha Magaalada Zurich ee waddanka Switzerland Xildhibaano,Siyaasiyiin,Culimo,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Caawa waxaa ka dhacay Magaalada Zurich ee waddanka Switzerland shir u dhaxeeyay Jaaliyada Mailanda ee Koonfurta Soomaaliya,madaxda shacabka Koonfur Galbeed Soomaaliya ku matasha Magaalada Zurich ee waddanka Switzerland Xildhibaano,Siyaasiyiin,Culimo,Waxgarad,haween,dhalinyaro iyo ururada bulshada hadaba shirkaa ayaa soo gabgaboobay mar dhow wajigiisii kowad.


Ajandaha shirka inta ina quseysa ayaa looga hadlayay sida aan horey idin kugu sheeknay Labo arimood kuwaas oo kala ahaa
>Canbaareen Dadkii Shacabka ahaa oo lagu Xasuuqay Gaalkacyo 
> Isir naceebka,Xasuuqa iyo Qabyaalada mid la mid ah iyo Degniin loodiraayo dadaka isku sheegay inay yihiin gudi waxa baara

Waxaa xusid mudan caawa in shirka looga wacay culimo laga qadariyo gobolka Ruurada Raidka aqooniyaanada D&M oo is ku duuban


Waxaa xusid mudan sidoo kale in eey joogeen shirka
Dr Cabdulaahi Amaandhoorey iyo dhamaan saxaafada Southern Media iyo mascuuliin misaan ku lex koonfur galbeed soomaaliya

Iskusoo wada duuboo shirka ayaa kusoo dhamaatay isfahan iyo isqadarin waxaana la isku raacay in ay is kuduubnaadaan Dhamaan Dadka ku abtirsado Koonfur Galbeed soomaaliya ay ka sheqayaan danaha shacabka dhiban KGS AH





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by Ileys Inc