Hargeysa: Diyaarad ay Shimbiro galeen oo ku laabatay Garoonkii ay ka duushay

0
Wednesday May 15, 2019 - 10:46:28 in Wararka by Warqabadka Koonfurta soomaaliya
  • Visits: 31
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hargeysa: Diyaarad ay Shimbiro galeen oo ku laabatay Garoonkii ay ka duushay

    Magaalada Hargeysa Garoonka Cigaal ayaa diyaaradda Airarabiya waxaa ay shalay ka qaadday 156 qof, iyaga oo u kala socday Sucuudiga iyo Imaaraadka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Magaalada Hargeysa Garoonka Cigaal ayaa diyaaradda Airarabiya waxaa ay shalay ka qaadday 156 qof, iyaga oo u kala socday Sucuudiga iyo Imaaraadka.


Markii ay Diyaaradda Hawada gashay ayaa duuliyihii ogaaday in ay cilladi jirto,waxaana uu degdeg uga dajiyay Garoonkii ay ka duushay ee Cigaal International.

Baaris kaddib khubarrada diyaaradda ayaa ogaaday in ay Shimbiro galeen gudaha Diyaaradda gaar ahaanna meelo aysan arkeyn Rakaabka.

Duullimaadkii shalay ee diyaaradda ayaa dib u dhacay,waxaana maanta 120 ka mid ah Rakaabkii shalay ay isla diyaaradda u raaceen Sucuudiga iyaga oo cumro u socday halka 36 qof oo kale ay diyaarad kale u raaceen Imaaraadka.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by Ileys Inc