Kooxo hubeysan oo dil ka geystay Muqdisho;

0
Saturday April 13, 2019 - 18:06:58 in Wararka by Warqabadka Koonfurta soomaaliya
  • Visits: 28
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kooxo hubeysan oo dil ka geystay Muqdisho;

    Kooxo Bistoolado ku hubeysan ayaa goor dhow wiil Dhalinyaro ah ku dilay degmada Hodan,gaar ahaan meel aan ka fogayn Mowlaca Macallin nuur ee xaafada Siigale sidda ay xaqiijiyeen dadka degaanka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kooxo Bistoolado ku hubeysan ayaa goor dhow wiil Dhalinyaro ah ku dilay degmada Hodan,gaar ahaan meel aan ka fogayn Mowlaca Macallin nuur ee xaafada Siigale sidda ay xaqiijiyeen dadka degaanka.

Wiilka la dilay ayaa la sheegay in uu ka mid ahaa dadka degaanka.

Kooxihii dilka geystay ayaa goobta ka baxsaday, waxaana halkaasi gaaray Ciidamo ka tirsan Booliska Soomaaliya oo halkaasi ka bilaabay howlgallo.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by Ileys Inc