eneral Ciidamada Xoogga Katirsan Oo Gudoomiye Loogu Magacaabay Magaalada Marka Cadeey

0
Tuesday March 12, 2019 - 00:04:57 in Wararka by Warqabadka Koonfurta soomaaliya
  • Visits: 65
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    eneral Ciidamada Xoogga Katirsan Oo Gudoomiye Loogu Magacaabay Magaalada Marka Cadeey

    Gudoomiyaha Cusub ee Degmada Marka Cadeey Ee Gobolka Shabellaha Hoose Caasimada U ah ayaa waxaa maanta loo magacaabay Cabdullaahi Waafoow.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudoomiyaha Cusub ee Degmada Marka Cadeey Ee Gobolka Shabellaha Hoose Caasimada U ah ayaa waxaa maanta loo magacaabay Cabdullaahi Waafoow.

Waxa uu Waafoow ka hor xilkaan ahaa Gudoomiyihii Deegaanka Lambar Konton isagoo ah Generaal katirsan Ciidanka Xoogga Soomaaliyeed.

Digreeto uu soo saaray Wasiirka cusub Ee Arimaha Gudaha Koonfur Galbeed Maxamed Abuukar Cali ayaa Gudoomiyaha Marka Cadeey umagacaabay Cabdullaahi Waafoow.

Waxaa Maalmihii dambe isbadel lagu sameenayey Xilalka Gudoomiyeyaasha Heer gobol iyo Heer Degmo waxaana maalin ka hor xilka laga qaaday Gudoomiyihii Shabellaha Hoose Maxamed Ibraahim Barre,iyadoo Ibraahim Aadan Najax Dib Xilkaasi loogu soo magacaabay.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by Ileys Inc