Al-shabaab oo soo bandhigtay saldhigii Faxfaxdhuun ee ay ka baxeen ciidanka Kenya

0
Tuesday March 05, 2019 - 10:10:25 in Wararka by Warqabadka Koonfurta soomaaliya
  • Visits: 111
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Al-shabaab oo soo bandhigtay saldhigii Faxfaxdhuun ee ay ka baxeen ciidanka Kenya

    Al-shabaab ayaa soo bandhigtay sawirada saldhig ay ka baxeen ciidamada Kenya oo ku yaalla degaanka Faxfaxdhuun ee gobolka Gedo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Al-shabaab ayaa soo bandhigtay sawirada saldhig ay ka baxeen ciidamada Kenya oo ku yaalla degaanka Faxfaxdhuun ee gobolka Gedo

Milateriga Kenya ayaa 2dii bishan Maarso xerada ka tagay iyadoo sideedii u dhisan iyadoo ay yaalaan qaar ka mid ah agabyadii ay isticmaali jireen.

Xoogaga Al-shabaab ayaa la wareegay xerada markii ay ka baxeen ciidamada Kenya oo halkaas fadhiyey sanado badan.

Hoos ka Daawo Sawirada Xerada

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by Ileys Inc