Ethiopia oo Wiil Adeer Uyahay Xildhibaan Ibraahim Yerow Baydhabo Ku Dishey

0
Monday February 18, 2019 - 14:27:14 in Wararka by Warqabadka Koonfurta soomaaliya
  • Visits: 308
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ethiopia oo Wiil Adeer Uyahay Xildhibaan Ibraahim Yerow Baydhabo Ku Dishey

    wiilkaan la dicey gelinkii dame ee shaley ayaa lagu soo waramayaa in uu ahaa qof miirka loogu jiro.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

wiilkaan la dicey gelinkii dame ee shaley ayaa lagu soo waramayaa in uu ahaa qof miirka loogu jiro. wiilkaa markuumka ah ee la dicey ayaa wax laga soo qabtay dhabarka dame ee Garoonka Dayaaradaha waxaana loo ka xeeyey gudaha airporka halkaasoo si xun loogu jirdiley oo cijaha xitaa loogu siibey Biinso .

wiilka ay ethiopian ka doleen ayat taxa la sheegey in ay ugh shakiyeen inuu yahoo basaas shabaab ah oo is waalaya sida ay adage sameeyaan oo kale laakiin ma uusan aheyn qof miir qaba jirdil badan kadib waxa uu u geeriyoodey dhibaatadii iyo saxriirtoo loo geysanaayey


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by Ileys Inc