Nin ku Dhax Islaamay Xabsi kuyaala dalka Mareykanka oo Cirbad lagu dilay

0
Saturday February 09, 2019 - 01:35:16 in Wararka by Warqabadka Koonfurta soomaaliya
  • Visits: 46
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Nin ku Dhax Islaamay Xabsi kuyaala dalka Mareykanka oo Cirbad lagu dilay

    Nin mudo 20-sano ah ku xirnaa Xabsi kuyaala gobolka Alabama ee dalka Mareykanka ayaa khamiistii shalay la dal dalay, waxaana xukunka dal dalaada ah ee ninkan lagu fuliyay la sheegay in la waafajiyay waqtigii horey loo qorsheeyay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Nin mudo 20-sano ah ku xirnaa Xabsi kuyaala gobolka Alabama ee dalka Mareykanka ayaa khamiistii shalay la dal dalay, waxaana xukunka dal dalaada ah ee ninkan lagu fuliyay la sheegay in la waafajiyay waqtigii horey loo qorsheeyay.
Dominique Ray oo u dhashay Mareykanka ayaa xukun dil ah lagu riday sanadkii  1999-kii,waxaana ninkan lagu helay dambi ah in  sannadkii 1995-kii uu kufsaday isla markaana dilay gabar 15 sano jir ahayd.

Wargeyska New York Times ee kasoo baxa dalka Mareykanka ayaa sheegay in Dominique Ray uu diinta Islaamka qaatay intii uu xabsiga ku jiray, waxaana ninkan uu xabsiga gudihiisa ku qaatay casharo diinta Islaamka ku saabsan.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by Ileys Inc