
Sanater Ilyaas Oo Ka Shifay Sirta Ka Danbeysa Shidaalka & Boobka Kheyraadka Somalia
Gudoomiyaha gudiga kheyraadka golaha aqalka sare ee Somalia Sanater Ilyaas Cali Xasan oo ka hadlay shirka looga hadlayo arimaha shidalaka Somalia ee ka furmay cariga ingisiika ayaa shaaca ka qaaday in aan loo baahneyn waqtigaan heshiis ku saabsan shidaalka Somalia madaama aysan diyaar aheyn sharciya dhowr ah oo quseya arimaha shidaalka.
Sanatar ilyaas cali xasan gudoomiyaha gudiga kheyraadka aqalka sare ee Somalia ayaa waxa kale u sheegay in ka gudi ahaan ay dhawaan warqad u qoren wasaarada badroolka Somalia si loo cadeyo heshiiskan balse aysan kasoo jawaabin, hase yeeshe waxa u si gaar ah u iftiimiyay dhibaatada ka dhalan karta heshiisyo aan laga fiiran oo waqtiga la galo.
Sanater Ilyaas Oo Ka Shifay Sirta Ka Danbeysa Shidaalka & Boobka Kheyraadka Somalia
Gudoomiyaha gudiga kheyraadka golaha aqalka sare ee Somalia Sanater Ilyaas Cali Xasan oo ka hadlay shirka looga hadlayo arimaha shidalaka Somalia ee ka furmay cariga ingisiika ayaa shaaca ka qaaday in aan loo baahneyn waqtigaan heshiis ku saabsan sh