Baabuur Looga shakiyey inay Ismiidaamin Sameyn Rabaan Oo Yaalla Meel Udhaw Madaxtooyada Soomaaliya

0
Wednesday February 06, 2019 - 15:12:45 in Wararka by Warqabadka Koonfurta soomaaliya
  • Visits: 72
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Baabuur Looga shakiyey inay Ismiidaamin Sameyn Rabaan Oo Yaalla Meel Udhaw Madaxtooyada Soomaaliya

    Sida ay inoo sheegeen dad goob joogayaal ah waxaa ciidamada Amaanka ay xanibeen isku socodka dadka iyo gaadiidka Ee Agagaarka Tiyaatarka Qaranka Muqdisho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sida ay inoo sheegeen dad goob joogayaal ah waxaa ciidamada Amaanka ay xanibeen isku socodka dadka iyo gaadiidka Ee Agagaarka Tiyaatarka Qaranka Muqdisho.

Labo baabuur ayaa la sheegay in laga shakiyey inay walxo qarxa saaran yihiin islamarkaana la dhigay Dhismaha Guriga Hooyooyinka Ee Kasoo horjeeda Tiyaatarka Qaranka Muqdisho.

Ciidanka ayaa dadka ka saaray goobta iyo agagaarkeeda maadaama laga cabsaday hadii qaraxyada ay dhacaan in dadka waxyeelo soo gaarto.

Warar ayaa sheegaya in gacanta lagu soo dhigay rag watay Baabuurta laga shakiyey inay ismiidaamin rabaan islamarkaana lasoo warinayo in ciidanka ay su’aalo weydiinaya


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by Ileys Inc