Xasan Sheekh oo saakay Hoygiisa ku booqday Ugaas Xasan Ugaas Khaliif

0
Wednesday February 06, 2019 - 15:09:32 in Wararka by Warqabadka Koonfurta soomaaliya
  • Visits: 109
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xasan Sheekh oo saakay Hoygiisa ku booqday Ugaas Xasan Ugaas Khaliif

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafti uu hogaaminayay oo shalay gaaray magaalada Baladweyne ayaa saakay booqasho ku tagay guriga uu Baladwene ka degan yahay Ugaas Xasan Ugaas Khaliif .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafti uu hogaaminayay oo shalay gaaray magaalada Baladweyne ayaa saakay booqasho ku tagay guriga uu Baladwene ka degan yahay Ugaas Xasan Ugaas Khaliif .

Ugaaska Xasan Ugaas Khaliif ayaa Howgiisa kusoo dhaweeyay Xasan Sheekh iyo wafdigiisa ee booqashada ugu yimid, waxa uuna sheegay in uu ku faraxsan yahay in Baladweyne yimaado Madaxweynihii hore ee Soomaaliya.

Xildhibaan C/risaaq Cumar wasiirkii hore ee amniga Soomaaliya, qeybna ka ah wafdiga Xasan Sheekh  ayaa sheegay in booqashada iyo kulanka ay maanta ugu tageen Ugaaska uu yahay mid horu dhac ah ayna jiri doonaan kulamo kale.

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo hada ah Gudoomiyaha xisbiga Mucaaradka ee Midowga Nabadda iyo Horumarka ayaa shalay booqasho ku tagay magaalada Baladweyne ,halkaas ay maalmo joogi doonaan.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by Ileys Inc