Qarax Ka Dhacay Gobolka Sh/Hoose,Saraakiil Gaari Ay La Socdeen Miino La Kacday

0
Tuesday February 05, 2019 - 13:45:11 in Wararka by Warqabadka Koonfurta soomaaliya
  • Visits: 122
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qarax Ka Dhacay Gobolka Sh/Hoose,Saraakiil Gaari Ay La Socdeen Miino La Kacday

    Wararka inaga soo gaaraya Gobolka Shabellaha Hoose,ayaaa sheegaya in Qarax uu ka dhacay Wadada Xeebta ah Ee Jaziira ilaa Marka Cadeey Isku Xirta.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka inaga soo gaaraya Gobolka Shabellaha Hoose,ayaaa sheegaya in Qarax uu ka dhacay Wadada Xeebta ah Ee Jaziira ilaa Marka Cadeey Isku Xirta.
Khasaaraha weli lama oga waxaana la sheegay in Miinada dhulka la geliyo uu ahaa,oo kollonyo ciidan ah lagu beegsaday xilli ay marayeen Dhanaane iyo Jaziira inta udhaxeysa.

Abaanduulaha Ciidanka 12 April Xoogga Dalka Gaashaanle Sare C/salaam Aadan Gurjooy iyo Taliyaha Dhanaane Ciidanka Kusugan ayaana la sheegay in labaduba waxyeelo kasoo gaartay.

Xiriir aan la sameenay Saraakiisha Ciidanka Dawlada Ee Kusugan Aagga Gendershe waxay ka gaabsadeen ka hadalka khasaaraha ka dhashay Qaraxaasi ka dhacay Maanta Deegaanka Dhanaane.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by Ileys Inc