Akhbaaraadkii Ugu Dambeeyey ee Mukhtaar Roobow

0
Tuesday February 05, 2019 - 02:43:53 in Wararka by Warqabadka Koonfurta soomaaliya
  • Visits: 220
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Akhbaaraadkii Ugu Dambeeyey ee Mukhtaar Roobow

    Guru Goboleedka Igad ayaa lagu wad in shir adage iso AU ugh form 8 ilia 9 ka bisha Bishaan Magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia kaast loog yeerey Farmaajo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guru Goboleedka Igad ayaa lagu wad in shir adage iso AU ugh form 8 ilia 9 ka bisha Bishaan Magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia kaast loog yeerey Farmaajo.
Farmaajo ayaa waxaa laguw adaa in lagu weydiiyo fadhigaasi suaalo ku saabsan dadkii lagu xasuuqey Baydhabo, Afduubkii roobow, dadkii ku dhaawacmey, Ciidankii Sharci darada ahaa ee Baydhabo dayaarado lagu geeyey, dadkii xabsiyada lagu gurey, iyo lacagihii laaluushka ahaa ee loo isticmaaley doorashadii baydhabo.

Farmaajo oo soo food saartey tabsi badan ayaa aaaa durbana bilaabey inur madaxa derbiyada ku garaaco wuxuu caawa uyeerey Laftagareen wakiilkiisa KGS wuxuuna usheegey in Roobow lasoo hadlo una sheegow inuu ku quango ijagada ah Madaxa La dagaalanka Argagixiso la diririka saxaafadana ka theego inu qanacsan yahay oo dowladuna la shaqeynayo taasoo aan suuragal aheyn inuu Roobow yeelo.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by Ileys Inc