Kheyre oo Magacaabay Wasiirka Howlaha Guud

0
Monday December 17, 2018 - 13:45:07 in Wararka by Warqabadka Koonfurta soomaaliya
  • Visits: 146
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kheyre oo Magacaabay Wasiirka Howlaha Guud

    Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa Gudoomiyihii Hore ee Gobolka Baay Cabdi Aadan Hoosow u magacaabay Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guud iyo Dib-udhiska.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa Gudoomiyihii Hore ee Gobolka Baay Cabdi Aadan Hoosow u magacaabay Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guud iyo Dib-udhiska.

Magacaabista Hoosow ayaa timid ka dib markii shalay uu  iscasilay Wasiirkii Howlaha Guud Mudane Cabdifitaax Ibraahim Geesay oo sheegay in dowladda Soomaaliya ay faragalin ku heyso maamulka Koonfur Galbeed.

Waa Wasiirkii Afaraad ee Muddo ka yar 2 sano lasoo Magacaabo Wasaaradda Howlaha Guud ee Soomaaliya.

Waxaa xusid Mudan in Ra’iisul Wasaare Kheyre iyo ku xigeenkiisa labada ay dalka ka maqan yihiin.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by Ileys Inc