Xabsiga Godka Jilacow oo maanta la xirayo

0
Sunday December 16, 2018 - 11:57:30 in Wararka by Warqabadka Koonfurta soomaaliya
  • Visits: 106
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xabsiga Godka Jilacow oo maanta la xirayo

    Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya aya alagu wadaa in maanta ay si rasmi ah ugu dhawaaqdo xiritaanka Xabsiga Godka Jilacow.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya aya alagu wadaa in maanta ay si rasmi ah ugu dhawaaqdo xiritaanka Xabsiga Godka Jilacow.


Xabsigan ayaa waxaa inta badan lagu xiraa dadka loo heysto dambiyada la xiriira argagixisanimada.

Warbaahinta Muqdisho ayaa looga yeeray Madaxtooyada Soomaaliya, si ay uga tabiyaan xiritaanka Xabsiga Godka Jilacow ee Magaalada Muqdisho.

Xabsigan ayaa ah mid ay gacanta ku heyso Hay’adda Nabad sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by Ileys Inc