DEG DEG: Madaxweynaha Dalka Eritrea Oo Soo Gaaray Magaalada Muqdisho

0
Thursday December 13, 2018 - 10:02:20 in Wararka by
  • Visits: 78
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DEG DEG: Madaxweynaha Dalka Eritrea Oo Soo Gaaray Magaalada Muqdisho

    Waxaa magaalada Muqdisho soo gaaray madaxweynaha dalka Eritrea , Isias Afawarki iyadoo si weyn loogu soo dhoweeyey magaalada Muqdisho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa magaalada Muqdisho soo gaaray madaxweynaha dalka Eritrea , Isias Afawarki iyadoo si weyn loogu soo dhoweeyey magaalada Muqdisho.


Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya, Maxamed C/laahi Farmaajo, wasiirro, xildhibaanno, ciidamada qalabka sida iyo dadweyne badan ayaa soo dhoweeyey wafdiga uu hoggaaminayo madaxweyne Isias Afawarki.

Afawarki waxa uu salaan sharaf ka qaatey cutubyo ka mid ah ciidanka qalabka sida, iyadoo hadda loo gudbiyey qeybta gaarka ah ee garoonka Aadan Cadde.

Warkaan wixii kusoo kordha kala soco wararkeena kale



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by Ileys Inc