Daawo:Xildhibaanada mooshinka keenay oo shir jaraa'id oo xasaasi qabtay

0
Sunday December 09, 2018 - 23:07:17 in Wararka by Warqabadka Koonfurta soomaaliya
  • Visits: 102
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo:Xildhibaanada mooshinka keenay oo shir jaraa'id oo xasaasi qabtay

    92 xildhibaan oo ka mid ah xildhibaanada baarlamanka Soomaaliya ayaa maanta mooshin xil ka qaadis ka gudbiyey madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

92 xildhibaan oo ka mid ah xildhibaanada baarlamanka Soomaaliya ayaa maanta mooshin xil ka qaadis ka gudbiyey madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.


Xildhibaanadan ayaa madaxweynaha ku eedeeyey "inuu ku kacay qiyaano-qaran, kuna xadgudbay dastuurka qaranka iyo sharciyada kale ee Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya.

"Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka waxa uu ku xadgudbay qodobkaan isagoo heshiisyo iyo is-afgarad qarsoodi ah lasoo galay dowlado shisheeye oo sheegay in ay la saxiixdeen Soomaaliya heshiisyo lagula wareejinayo dekadaha Soomaaliya” ayaa lagu yiri hindisaha ay qoreen ee xil ka-qaadista.

Xildhibaanada gudbiyey mooshinka ayaa goordhow qabtay shir jaraa’id oo ay ku sheegayaan sababta ay u qaateen go’aankan.

Hoos ka daawo shirka jaraa’id ee madaxweynaha





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by Ileys Inc