Madaxweyne Farmaajo oo u amababaxay dalka Talyaaniga

0
Monday November 19, 2018 - 11:22:09 in Wararka by Warqabadka Koonfurta soomaaliya
  • Visits: 79
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Farmaajo oo u amababaxay dalka Talyaaniga

    Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyo wafdi uu hugaaminaayo ayaa u ambabaxay dalka Talyaaniga oo uu casuumaad Rasmiya ka heley.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyo wafdi uu hugaaminaayo ayaa u ambabaxay dalka Talyaaniga oo uu casuumaad Rasmiya ka heley.


Madaxweynaha iyo dhigiisa Talyaaniga ayaa lagu wadaa in ay kawada hadlidoonaan dhinacyada xariirka iyo iskaashiga saaxiibtinimo ee ka dhexeysa labada dal,sidoo kale waxay isla soo qaadidoonaan dhinacyada dhaqaalaha, amniga ,siyaasada iyo danaha labada dal ee ku qotama wanaajinta xariirka iyo is dhexgalka.

Madaxweynaha oo ka hadlaya safarkiisa ayaa sheegey in dalka Talyaaniga iyo Soomaaliya uu ka dhexeeyo xiriir taariikhi ah dowladiisuna ay dadaal dheeyiya galinayso sidii loo xoogin laha,maadaama uu yiri dowlada Talyaanigu ay kaalin ku leedahey dib u dhiska Soomaaliya.

 

Madaxweynaha safarkiisa waxaa ku wehlinaya wasiiro katirsan xukumada iyo masuuliyiin ka tirsan madaxtooyada Soomaaliya.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by Ileys Inc