Kulanka BF oo Arrimo Muhiima loogu hadli doono Maanta

0
Monday November 19, 2018 - 10:08:29 in Wararka by Warqabadka Koonfurta soomaaliya
  • Visits: 46
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kulanka BF oo Arrimo Muhiima loogu hadli doono Maanta

    Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta lagu waddaa in ay kulan ku yeeshaan Muqdisho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta lagu waddaa in ay kulan ku yeeshaan Muqdisho.


Ajendaha kulanka Maanta ayaa ah warbixinta Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed  iyo aqrinta 2-aad ee hindise sharciyeedka mashruuca liilitirka.

Xildhibaanada ayaa xalay lagu wargaliyay in ay soo xaadiraan kulanka Baarlamaanka maanta.

Gudoomiye ku xigeenka Koowaad Golaha Shacabka ayaa lagu waddaa in uu shir guddoomiyo kulanka xildhibaanada Golaha Shacabka




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by Ileys Inc