Yariisow oo digniin u diray hay'adaha ka howlgala Muqdisho

0
Thursday November 08, 2018 - 15:16:31 in Wararka by Warqabadka Koonfurta soomaaliya
  • Visits: 38
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Yariisow oo digniin u diray hay'adaha ka howlgala Muqdisho

    Gudoomiyaha Gobalka Banaadir Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan Yariisow oo maanta warbaahinta la hadlay ayaa digniin waxaa uu u diray Hay'adaha samafalka ee ka howgala Muqdisho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudoomiyaha Gobalka Banaadir Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan Yariisow oo maanta warbaahinta la hadlay ayaa digniin waxaa uu u diray Hay'adaha samafalka ee ka howgala Muqdisho.


Gudoomiye Yariisow ayaa sheegay in hay’adaha samafalka looga baahan yahay in ay isa soo diiwaan geliyaan.

Sidoo kale Gudoomiyaha ayaa wacad ku maray hay’adii isa soo diiwaan gelin weysay Tilaabo laga qaadi doono.

Waxaa uu sheegay Gudoomiye Yariisow inuu la shaqeynayo hay’adaha ka diiwaan galsan maamulka Gobalka Banaadir.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by Ileys Inc