DAAWO:- Hooyo Shukri G/Yariisow "54 kun oo dollar hadii aadan dhiibin gurigiina ma helaysaa!!

0
Sunday October 07, 2018 - 01:00:20 in Wararka by Warqabadka Koonfurta soomaaliya
  • Visits: 115
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DAAWO:- Hooyo Shukri G/Yariisow "54 kun oo dollar hadii aadan dhiibin gurigiina ma helaysaa!!

    Maalmahii ugu danbeeyay Magaalada Muqdisho waxaa ku soo badanayay dadka ka cabanaya Gudoomiyaha Gobalka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan Yariisow, iyaga oo ku eedaynaya in dhulal aay leeyahiin ku xujeeyay lacag laalush ah

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maalmahii ugu danbeeyay Magaalada Muqdisho waxaa ku soo badanayay dadka ka cabanaya Gudoomiyaha Gobalka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan Yariisow, iyaga oo ku eedaynaya in dhulal aay leeyahiin ku xujeeyay lacag laalush ah.


"54 kun oo dollar hadii aadan dhiibin gurigiina ma helaysaan" ayuu nagu yiri Gudoomiye Yariisow sidaas waxaa yiri Hooyo Shukri oo gurigeeda xoog looga haysto sida ay sheegtay .

Gudoomiye Yariisow oo horey loogu eedeyay in uu iibsaday dhulal dan guud sida Kawaanka Malayga dhulka Jasiira iyo iskuul sare Howlwadaag ayaa haatan bilaabay in uu lacago waydiisto dadka dhulalka laga heysato taaso lagu macneeyay boob.

Daawo Muuqaalka Hooyada





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by Ileys Inc