MUSHARAXOW XAAL QAADO XILIBAAN MAXAA INOO BALAN AH !!

0
Wednesday September 19, 2018 - 20:44:02 in Wararka by Warqabadka Koonfurta soomaaliya
  • Visits: 232
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    MUSHARAXOW XAAL QAADO XILIBAAN MAXAA INOO BALAN AH !!

    Sidaa aanu la socono waxaa beryahan ku qulqulaaya musharixiin tiro badan oo doonayo Iney isusoo taagaan sida uu noqon lahaa mid waliba hogaanka Mamul Gobaleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sidaa aanu la socono waxaa beryahan ku qulqulaaya musharixiin tiro badan oo doonayo Iney isusoo taagaan sida uu noqon lahaa mid waliba hogaanka Mamul Gobaleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya.
 
Hadaba  su,aasha isweydiin mudan waxa ay tahay kuwo aad u tiro badan maqaalkeena maanta maaha mid u ekaan  doono kan hada aad akhrineyso keliya waxaanu mid  mid u dul istaagi doona musharixiinta iyo doorka siyaasiyiinta kasoo jeeda KGS weliba inagoo wax ka taaban doona siyaasiyiinta hore , dhexe  sooyaalka taariikhda dadyowgan waxa ay ka aamin san yihiin .

Waxaad  moodaa in ay jiri karto siriq badan waayo ? siyaasadu malaha saaxiib joogto ah ee waxay leedahay  waa dano joogto ah , inagoo taas ka anbaqaadeyno ayaa hadana meesha aan ka marneyn inaanu xusno  arimaha waaqiciga ah ee hada ay  ku sugaan tahay guud ahaan Soomaaliya gaar ahaana KGS.
Shaley waxaa ka horeysey waa doraad waxaana ku sugtaaba hadaad nooshahay waa beri taasi waxaan ula jeeda aduunyaduu waa  tu  isbedbedelo  badan      waxaa n ula jeeda akhriste meeli hadey kuu hagaagin degaan ahaan ama dano ahaan waad ka bedelan kartaa.


Hadaba aanu usoo daadegno dulucda maqaalka  waxay ka siman yihiin dhamaan musharixiita cusub  iyo  taageerayaashooda  ereyga isbedel doon halkana Maamulkii waqtigiisa dhamaan rabo ay leeyihiin Qaybo qofkeeda dhameystiro  iyagoo weli ba halheys koodu yahay HIIGSI IYO HIMILO.

Halku dhigyada tabeelaha (slog) ay ku qoran yihiin musharax kastaahi waa isku mid ama waa isu dhow yihiin marka sidaa tahay shacabkiyoow maxaan kuu dan ah ?  Ma qabiil baad ku taageereysa musharaxa  mise  danta guud iyo maslaxda  Dalkaaga iyo Deegaankaaga  ?  Musharaxow maxay tahay ujeedka musharaxnimo oo dhab ah markii laga yimaado damac siyaasadeed ? intaasi iyo kuwo kasii badan ayaanu ku falan qeyn doona maqaaladeena dambe Insha Allah.

Maqaalka aanu ugu wanqalney  MUSHARAXOW XAAL QAADO XILIBAAN MAXAA INOO BALAN AH  ma dooneyno inaan xisaanada xilibaanka aanu u gefno laakiin heerka aqoontooda ama garashadooda  sida uu u muuqdo xilibaanka  waanu iftiimin doona   ka qore ahaan waxaan kusoo dhoweynaa fikirka akhristaha ama qofkii daneynaayo qoraal  taxadir leh uu iigu soo diro karo emailka ( sugoow55@hotmail.com)


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by Ileys Inc