(Dhageyso+Sawirro)Qurbajoog iyo Siyaasiyiin kulamo la qaatey waxgaradka Beelaha D&M ee degmada Baardheere

0
Monday August 27, 2018 - 01:41:18 in Wararka by Warqabadka Koonfurta soomaaliya
  • Visits: 295
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    (Dhageyso+Sawirro)Qurbajoog iyo Siyaasiyiin kulamo la qaatey waxgaradka Beelaha D&M ee degmada Baardheere

    Xubnaha soo gaarey Degmada Baardheere ee Gobalka Gedo ayaa ka kala socdey Qurbajoogta iyo Siyaasiyiinta ayaa waxaa ka mid ahaa,Ibraahin Sanbuur Xasan,Cabdi naasir Cali Macalin iyo Axmadey Aden Buulle,dhamaan Xubnahani ayaa Odoyaashii iyo Waxgaradkii

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xubnaha soo gaarey Degmada Baardheere ee Gobalka Gedo ayaa ka kala socdey Qurbajoogta iyo Siyaasiyiinta ayaa waxaa ka mid ahaa,Ibraahin Sanbuur Xasan,Cabdi naasir Cali Macalin iyo Axmadey Aden Buulle,dhamaan Xubnahani ayaa Odoyaashii iyo Waxgaradkii ay la kulmeen ayaa waxay uga warbixiyeen wacyiga maanta dalka uu ku jiro,muhiimada ay u leedahay Beelaha derisnimo wanaaga iyo Nabadeynta.


Sidoo kale waxaa goobta ka hadley Odoyaal iyo waxgarad oo uu ka mid yahay Nabadoon Maxamed Cabdiraxiin Matow,waxuuna soo dhaweeyey Xubnahan oo uu ku tilmaamay in ay yahiin Mas,uuliyiin isa soo xilqaamey,ujeedadoona ay ahayd sidii nabadda iyo midnimada Beelaha Difil iyo Mirifle looga shaqeyn lahaa iyo beelaha kale ee dega degmada Baardheere.

 

Gebagebadii ayaa kulamadaasi waxaa ka soo baxay in beelaha D&M ay ka qeyb qaataan nabadda degmada iyo mida Gobolka,islamarkaana beelaha ku dhaqan degmada ay kula noolaadaan derisnimo wanaag iyo wax wada qabsi,xubnahani ayaa isla maantaba waxay dib ugu laabteen Magaalada Muqdisho.

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by Ileys Inc