Daawo Sawiro Maay Conference Boras, Sweden iyo dhacdooyinki maalinti 2aad.
Kulankan oo maanta si rasmi ah uga furmay magaalada Boras, Sweden, waxaa ka soo qaybgalay barayaal jaamacadeed, Wax garad ku takhasusay luuqadaha oo Soomaali iyo ajnabi isugu jira. Ka qaybgalayaasha ayaa ka kala yimid qayabaha kala duwan ee caalamka.
Aqoonyahannada maanta hadlay ayaa waxaa ka mid ahaa Dr. Cabdulqaadir Sheekh Cabdiraxmaan, Dr. Lee Cassanelli, Dr. Maxamed Xaaji Mukhtaar, Dr. Maxamed Xuseen, Marwo Sahra Maxamed Nuur iyo Dr. Cabdullaahi Sheekh Maxamed.
Hadalada aqoonyahanadan oo aad u xiisa badnaa, muhiimna u ahaa hab qoraalka iyo dhaqanka Afmaayga, waxaa si toos ah looga daawan karay bogga CPBI een facebook iyo maqal ahaan websiteyada Warsanradio.com iyo wadaninews24.com.

Ujeedada kulanka ee sanadkan ayaa waxay ahayd Ka
shaqaynta midnimada iyadoo la kala duwan yahay. (towards unity in
diversity). Khudbadaha iyo aqoon isweydaarsigan waxaa modwuucyada ay ku
salaysnaayeen luuqadda iyo dhaqanka ee dadku hadla af Maay.
Aqoonyahannada maanta hadlay ayaa waxaa ka mid ahaa Dr. Cabdulqaadir Sheekh Cabdiraxmaan, Dr. Lee Cassanelli, Dr. Maxamed Xaaji Mukhtaar, Dr. Maxamed Xuseen, Marwo Sahra Maxamed Nuur iyo Dr. Cabdullaahi Sheekh Maxamed.
Hadalada aqoonyahanadan oo aad u xiisa badnaa, muhiimna u ahaa hab qoraalka iyo dhaqanka Afmaayga, waxaa si toos ah looga daawan karay bogga CPBI een facebook iyo maqal ahaan websiteyada Warsanradio.com iyo wadaninews24.com.
Muuqaalda oo dhameystiran iyo sawirada ayaan idinkula wadaagi doonaa warbixinada soo socda.