OGEYSIIS KU SOCDA AQRISTAYAASHEENA SHARAFTA LEH EE KU TAXAN MAREEGTAN WARBAAHINEED'

0
Tuesday June 05, 2018 - 01:45:57 in Wararka by Warqabadka Koonfurta soomaaliya
  • Visits: 265
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    OGEYSIIS KU SOCDA AQRISTAYAASHEENA SHARAFTA LEH EE KU TAXAN MAREEGTAN WARBAAHINEED'

    Nin raganimo lagu ogyahay laakiin raganimadiisa la iskudayo in la inkiro xaqirmini maayo ayaa hadda kahor jiir nafta u keenay maalintii dambe ayuuna qabtay dooligii oo caano uu dhigtay ku dhex dhacay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Nin raganimo lagu ogyahay laakiin raganimadiisa la iskudayo in la inkiro xaqirmini maayo ayaa hadda kahor jiir nafta u keenay maalintii dambe ayuuna qabtay dooligii oo caano uu dhigtay ku dhex dhacay.


Ninkii intuu jiirkii soo qabtay ayuu caanihii korka jirka qoyay ka dhuuqdhuuqay, kolkaasuu jiirkii yiri (jiiq jiiq jiiq), ninkii ayaa jiirkii intuu isha farta u saaray ku yiri "Jiiq Jiiqdaba anigaa iga heshay, mid walaalkay ah hadduu ku qabanlahaa jiiqdambaba ma aadan orateen".

Haatanba waa sidiiye, sawirkaba lama arkeen iyo calankii oo saaran haddaan RRA jirin.

Guud ahaan warbaahinta Koonfurta Galbeed Soomaaliya gaar ahaan mareegaha Baidoanews.com, Amaandhoorey.com aqristayaasheena sharafta lahow ma shaqeyn doonaan taariikhaha 6-7 -06.2018 aan ka ahayn dabaaldagga maalintii xoriyadda Koonfur Galbeed Soomaaliya hooyadii dalka 6-Juun idam Alle ¦¦


by Ustad Adam Increase


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by Ileys Inc