AKHRISO: Madaxweyne Farmaajo oo Farriin u diray dhalinyaradda Soomaaliyeed

0
Tuesday May 15, 2018 - 13:38:59 in Wararka by Warqabadka Koonfurta soomaaliya
  • Visits: 96
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    AKHRISO: Madaxweyne Farmaajo oo Farriin u diray dhalinyaradda Soomaaliyeed

    Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo u diray shacabka Soomaaliyeed munaasabadda 15-ka May.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo u diray shacabka Soomaaliyeed munaasabadda 15-ka May.



Madaxweynaha ayaa ku dhiirigeliyey Shacabka Soomaaliyeed in ay ka qeyb qaataan horumarinta iyo xasilinta dalkooda.

” Hambalyo dhallinyarada Soomaaliyeed oo maanta xusaya sannad guuradii 75-aad ee aasaaskii Ururkii gobonnimo doonka ee SYL. Soomaaliya waxa halkan soo gaarsiiyay waa dadaal dhallinyaro, mana jirto maalin uu dalkeenna idinkaga baahi badanyahay, Gacmaha isqabsada.”

Madaxweyne Farmaajo ayaa kula dardaarmay dhallinyarada Soomaaliyeed in ay u istaagaan dalkooda oo ay badbaadiyaan mustaqbalkooda iyo midka jiilka soosocda.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by Ileys Inc